Full Cryptocurrency Course

ABOUT COURSE

Kooraska cryptocurrency waa kooras dhamaystiran oo aad ku baranayso qaabka aad uga shaqaysan
lahyd suuqa cryptocurrency investment iyo trading intaba, Koraskan waqti badan iyo dedaal ayaa la galiyey waxaana lagu sameeyey cusboonaysiintii ugu
dambeysay 2025.
Casharadu waa kuwa habaysan oo una qaabaysan qaabka qofka somaliga ah wax ku baran karo
Tusaalooyinka loo isticmaalay kooraska waa kuwa uu fahmi karo qofka somaliga ah
Diyaarinta kooraskan waxa uu ku salaysan yahay qibrada aan halnay mudii sanadka ahyd ee ay baxaysay
koorsadan.
Koorasku waxa uu ku baxayaa luqada afkena hooyo qoraal ahaan iyo sharaxaad ahaabna Casharada koraskan waa kuwa si joogta ah loogu sameeyo . Ardayga waxa uu heli doonaa Caafimaad Joogto Ah waxa uuna si Toosa ah ugu biiro doonaa Group yada Ardayda Isagoo la baraatikayn doona Ardayda.

WHAT WILL YOU LEARN?

Dhamaadka koorsadan, ardaygu wuxuu awood u yeelan doonaa
1 inuu ardaygu si dhamaytiran u helo cilmi ku filan oo uu suuqa kaga shaqaysan karo
2 faham guud iyo aas-aaska mabaadii,da suuqa cryptocurrency
3 inuu ardaygu fahamo blockchain technology iyo sida uu u shaqeeyo
4 Ardaygu inuu dhisan karo magalshi guulaysta
5 Ardaygu waxa uu awood u yeelan doonaa inuu baarto xalaasha iyo xaaranta
6 Aqrinta iyo falanqaynta wararka suuqa saameeya (FUNDMENTAL NEWS)
7 Taxliilinya suuqa (TECHNICAL ANALYSIS)
8 Ardaygu inuu qaadan karo trade-yo guulaysta isagoo kaashaanaya awooda alle iyo cilmiga uu bartay
9 Baarista xoogaha suuqa cryptocurrency
10 Ardayga waxa uu awood u yeelan doonaa inuu inuu fahmo crypto scams sida (airdrops iyo shitcoin).

MATERIAL INCLUDES
8 Saacadood oo casharo ah
4 Bilood oo ay koorsadu kuu furnaan doonto
Inaa ku istcmaalimkarto mobile iyo computer .

Course Content

SECTION ONE: INTRODUCTION LEVEL

SECTION TWO: INTERMEDIATE LEVEL
SECTION THREE: ADVANCED LEVEL

About Instructor

kobciye

1 Course

Not Enrolled
or $ 100

Course Includes

  • 19 Lessons
  • 59 Topics

Ratings and Reviews

4.0
Avg. Rating
1 Ratings
5
0
4
1
3
0
2
0
1
0
What's your experience? We'd love to know!
kobciye
Posted 1 week ago
Nice course

g

×
Preview Image
Show more reviews
What's your experience? We'd love to know!