ABOUT COURSE

Kooraska cryptocurrency waa kooras dhamaystiran oo aad ku baranayso qaabka aad uga shaqaysan lahyd
suuqa cryptocurrency investment iyo trading intaba. Koraskan waqti badan iyo dedaal ayaa la galiyey waxaana lagu sameeyey cusboonaysiintii ugu dambeysay 2025.

Casharadu waa kuwa habaysan oo una qaabaysan qaabka qofka somaliga ah wax ku baran karo.
Tusaalooyinka loo isticmaalay kooraska waa kuwa uu fahmi karo qofka somaliga ah. Diyaarinta kooraskan waxa uu ku salaysan yahay qibrada aan halnay mudii 2da sana ayd ahyd ee ay baxaysay koorsadan. Koorasku waxa uu ku baxayaa luqada afkaaga hooyo qoraal ahaan iyo sharaxaad ahaabna Casharada koraskan waa kuwa si joogta ah loogu sameeyo cusboonaysiin.


MAXAAD KU BARAN DOONTAA COURSE-DA?

ï‚· Fahamka aasaaska Blockchain Technology iyo sida ay u shaqeeyo
ï‚· Kala duwanaanta u dhexeysa Bitcoin, Altcoins, iyo Tokens
ï‚· Fahamka Market Analysis (Technical iyo Fundamental Analysis)
ï‚· Habka saxda ah ee loo sameeyo Trading & Investment Strategies
ï‚· Amniga iyo sida loo ilaaliyo hantida dijitaalka ah.
ï‚· Isticmaalka iyo fahanka binance
ï‚· indicators
ï‚· Market connection
ï‚· Exchange traded fund (ETF)


YAA LOOGU TALAGALAY COURS-DAN?

Koorso-kan waa mid ku habboon:
ï‚· Qof kasta oo cusub oo doonaya inuu barto cryptocurrency
ï‚· Ganacsatada doonaya inay fahan buuxa ka helaan suuqyada dijitaalka ah
ï‚· Ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay fahmaan maaliyadda casriga ah
ï‚· Qof kasta oo doonayo inuu kordhiyo daqligiisa


FAA,IDADA COURSE-DA:

Markaad dhammayso koorsadan, waxaad awoodi doontaa:
ï‚· Inaad faham buuxa ka hesho sida suuqa crypto u shaqeeyo
ï‚· Inaad samaysato qorshe ganacsi (Trading Plan) kuu gaar ah
ï‚· Inaad maareyso oo ilaaliso maalgashigaaga si xirfad leh
ï‚· Inaad noqoto Crypto Trader ama Investor xirfad leh
ï‚· inaa heli doonto 2 bilood oo live mentorship program ah ( haggid buuxda)

REQUIREMENTS

Si aad u qaadatid kooraska waxaa u baahantahay :
1 Computer.
2 Mobile .
3 internet .
Si aad u qaadatid kooraska qasab ma ahan inaa taqaano luqada English-ka ama computer.
FG Mobile waad ku qaadan kartaa kooraska lkn waxaa kugu haboon computer.

MATERIAL INCLUDES
13 Saacadood oo casharo ah .
6 Bilood oo ay koorsadu kuu furnaan doonto.
Inaa ku istcmaalimkarto mobile iyo computer .

Course Content

SECTION ONE: INTRODUCTION LEVEL

SECTION TWO: INTERMEDIATE LEVEL
SECTION THREE: ADVANCED LEVEL
Lesson Content
0% Complete 0/1 Steps

About Instructor

+62 enrolled
Not Enrolled

Course Includes

  • 28 Lessons
  • 83 Topics
  • 3 Quizzes

Ratings and Reviews

4.0
Avg. Rating
1 Ratings
5
0
4
1
3
0
2
0
1
0
What's your experience? We'd love to know!
Kobciye
Posted 10 months ago
Nice course

g

×
Preview Image
Show more reviews
What's your experience? We'd love to know!