ABOUT COURSE
Kooraska cryptocurrency waa kooras dhamaystiran oo aad ku baranayso qaabka aad uga shaqaysan lahyd
suuqa cryptocurrency investment iyo trading intaba. Koraskan waqti badan iyo dedaal ayaa la galiyey waxaana lagu sameeyey cusboonaysiintii ugu dambeysay 2025.
Casharadu waa kuwa habaysan oo una qaabaysan qaabka qofka somaliga ah wax ku baran karo.
Tusaalooyinka loo isticmaalay kooraska waa kuwa uu fahmi karo qofka somaliga ah. Diyaarinta kooraskan waxa uu ku salaysan yahay qibrada aan halnay mudii 2da sana ayd ahyd ee ay baxaysay koorsadan. Koorasku waxa uu ku baxayaa luqada afkaaga hooyo qoraal ahaan iyo sharaxaad ahaabna Casharada koraskan waa kuwa si joogta ah loogu sameeyo cusboonaysiin.
MAXAAD KU BARAN DOONTAA COURSE-DA?
Fahamka aasaaska Blockchain Technology iyo sida ay u shaqeeyo
Kala duwanaanta u dhexeysa Bitcoin, Altcoins, iyo Tokens
Fahamka Market Analysis (Technical iyo Fundamental Analysis)
Habka saxda ah ee loo sameeyo Trading & Investment Strategies
Amniga iyo sida loo ilaaliyo hantida dijitaalka ah.
Isticmaalka iyo fahanka binance
indicators
Market connection
Exchange traded fund (ETF)
YAA LOOGU TALAGALAY COURS-DAN?
Koorso-kan waa mid ku habboon:
Qof kasta oo cusub oo doonaya inuu barto cryptocurrency
Ganacsatada doonaya inay fahan buuxa ka helaan suuqyada dijitaalka ah
Ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay fahmaan maaliyadda casriga ah
Qof kasta oo doonayo inuu kordhiyo daqligiisa
FAA,IDADA COURSE-DA:
Markaad dhammayso koorsadan, waxaad awoodi doontaa:
Inaad faham buuxa ka hesho sida suuqa crypto u shaqeeyo
Inaad samaysato qorshe ganacsi (Trading Plan) kuu gaar ah
Inaad maareyso oo ilaaliso maalgashigaaga si xirfad leh
Inaad noqoto Crypto Trader ama Investor xirfad leh
inaa heli doonto 2 bilood oo live mentorship program ah ( haggid buuxda)
REQUIREMENTS
Si aad u qaadatid kooraska waxaa u baahantahay :
1 Computer.
2 Mobile .
3 internet .
Si aad u qaadatid kooraska qasab ma ahan inaa taqaano luqada English-ka ama computer.
FG Mobile waad ku qaadan kartaa kooraska lkn waxaa kugu haboon computer.
MATERIAL INCLUDES
13 Saacadood oo casharo ah .
6 Bilood oo ay koorsadu kuu furnaan doonto.
Inaa ku istcmaalimkarto mobile iyo computer .



g