Full Graphic Design Course

Course-kan waa mid dhamaystiran oo aad ku baranayso xirfadda naqshadeynta (Graphic Design) adigoo adeegsanaya Adobe Illustrator, Adobe Photoshop iyo Adobe InDesign.

FAAH-FAAHINTA KOORSADA (ABOUT COURSE)
Kooraska Graphic Design waa kooras dhamaystiran oo aad ku baranayso qaabka aad ugu shaqaysan karto naqshadeynta casriga ah adigoo adeegsanaya software-yada ugu caansan ee dunida naqshadeynta sida Adobe Illustrator, Adobe Photoshop iyo Adobe InDesign

Casharadu waa kuwo habaysan oo loo diyaariyey qaab qofka Soomaaliga ah uu si fudud wax ugu baran karo. Tusaalooyinka lagu isticmaalay sharaxaadda koorsadaan waa kuwo nolosha dhabta ah ka tarjumaya oo uu si fudud u fahmi karo ardayga. Koorasku waxa uu ku baxayaa afkeena hooyo ee Af-soomaaliga, waxaana casharrada lagu cusbooneysiiyaa si joogto ah. Ardayga waxa uu heli doonaa caawin joogto ah, waxa uuna si toos ah ugu biiri doonaa Groupyada ardayda si uu ula baro uu la practice-gareeyo casharada.

Full Graphic Design: Best Course 2025

WAXAA KU BARANDOONTAA KOORSADAAN (WHAT WILL YOU LEARN)
Dhamaadka koorsadan, ardaygu wuxuu awood u yeelan doonaa:

  1. In uu fahmo aasaaska Graphic Design iyo doorka uu ka ciyaaro Multimedia.
  2. Fahamka guud iyo aas-aaska naqshadeynta casriga ah
  3. Inuu si dhamaystiran u barto isticmaalka Adobe Photoshop, Adobe Illustrator iyo Adobe InDesign.
  4. Inuu barto layers, clipping masks, iyo Tools-ka kala duwan ee naqshadeynta.
  5. Inuu awood u yeesho photo retouching iyo hagaajinta sawirrada xirfadle ah.
  6. Inuu si xirfadaysan u isticmaali karo tools-ka sida brush, pen, clone iyo pattern.
  7. Inuu naqshadooyin ku export-gareen karo qaabab kala duwan oo suuqa shaqada looga baahan yahay.
  8. Inuu si xirfadaysan u abuuri karo projects sida Logos, banners, Posters, Books, iyo Billboards.
  9. Inuu awood u yeesho in uu dhiso xirfad freelance ah oo suuqa caalamka ah kaga shaqeeyo.

MATERIAL INCLUDES

  • 8 Saacadood oo casharo muuqaal ah.
  • 6 Bilood oo koorsada kuu furnaan doonto.
  • Waxaad ku baran kartaa mobile iyo computer labadaba.
  • Caawin iyo hagid joogto ah inta lagu jiro koorsada.

Course Content

Section 1: Introduction to the Graphic Design

Section 2: Adobe Photoshop
Section 3: Adobe Illustrator
Section 4: Adobe InDesign
Section 5: Projects
1 of 2

About Instructor

+1 enrolled
Not Enrolled

Course Includes

  • 25 Lessons
  • 47 Topics

Ratings and Reviews

0.0
Avg. Rating
0 Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0
What's your experience? We'd love to know!
No Reviews Found!
Show more reviews
What's your experience? We'd love to know!

Responses

Your email address will not be published. Required fields are marked *