Full Graphic Design Course
Course-kan waa mid dhamaystiran oo aad ku baranayso xirfadda naqshadeynta (Graphic Design) adigoo adeegsanaya Adobe Illustrator iyo Adobe Photoshop…
FAAH-FAAHINTA KOORSADA (ABOUT COURSE)
Kooraska Graphic Design waa kooras dhamaystiran oo aad ku baranayso qaabka aad ugu shaqaysan karto naqshadeynta casriga ah adigoo adeegsanaya software-yada ugu caansan ee dunida naqshadeynta sida Adobe Illustrator iyo Adobe Photoshop.
Casharadu waa kuwo habaysan oo loo diyaariyey qaab qofka Soomaaliga ah uu si fudud wax ugu baran karo. Tusaalooyinka lagu isticmaalay sharaxaadda koorsadaan waa kuwo nolosha dhabta ah ka tarjumaya oo uu si fudud u fahmi karo ardayga.
Koorasku waxa uu ku baxayaa afkeena hooyo ee Af-soomaaliga, waxaana casharrada lagu cusbooneysiiyaa si joogto ah. Ardayga waxa uu heli doonaa caawin joogto ah, waxa uuna si toos ah ugu biiri doonaa Groupyada ardayda si uu ula baro uu la practice-gareeyo casharada.

WAXAA KU BARANDOONTAA KOORSADAAN (WHAT WILL YOU LEARN)
Dhamaadka koorsadan, ardaygu wuxuu awood u yeelan doonaa:
- Inuu si dhamaystiran u barto isticmaalka Adobe Illustrator iyo Adobe Photoshop.
- Fahamka guud iyo aas-aaska naqshadeynta casriga ah (Graphic Design Principles).
- Inuu ku naqshadeyn karo logos, banners, mockups, iyo billboards.
- Inuu barto layers, clipping masks, iyo Tools-ka kala duwan ee naqshadeynta.
- Inuu awood u yeesho photo retouching iyo hagaajinta sawirrada xirfadle ah.
- Fahamka qaab dhismeedka qoraalka iyo qaababka (Typography & Shapes).
- Inuu isticmaali karo qalabka brush, pen, clone iyo pattern si xirfad leh.
- Inuu naqshadooyin ku dhoofin karo qaabab kala duwan oo suuqa shaqada looga baahan yahay.
- Inuu awood u yeesho in uu dhiso xirfad freelance ah oo suuqa caalamka ah kaga shaqeeyo.
MATERIAL INCLUDES
- 6 Saacadood oo casharo muuqaal ah.
- 6 Bilood oo koorsada kuu furnaan doonto.
- Waxaad ku baran kartaa mobile iyo computer labadaba.
- Caawin iyo hagid joogto ah inta lagu jiro koorsada.
- Waxaa heleysaa Arday kula Practice-gareeysa Casharada.
Course Content
Section 1: Adobe Photoshop
About Instructor

Responses