Forex Trading Masterclass

About Forex Trading Masterclass

Forex Trading Masterclass waa koorso xirfadeed oo si heer sare ah loo diyaariyey, looguna
talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto ganacsiga suuqyada lacagaha qalaad (Forex) laga
bilaabo aasaaska ilaa heerka ugu sarreeya. Koorasadan waxay ka kooban tahay saddex heer oo
kala ah:
Introduction Level
Intermediate Level
Advanced Level
Koorsadu waxay si qoto dheer uga hadlaysaa fahamka suuqa Forex, terminologies-ka muhiimka
ah, Technical Analysis, Fundamental Analysis, Risk Management, Trading Psychology, iyo
xeeladaha kala duwan ee ay isticmaalaan traders-ka guuleysta.


Ujeeddada koorsadu waa in ardayga lagu tababaro sidii uu u fahmi lahaa dhaq-dhaqaaqa suuqa, u
samayn lahaa falanqayn sax ah, una maamuli lahaa khatarta si xirfad leh. Ardaygu wuxuu baran
doonaa sida loo diyaariyo qorshe ganacsi (Trading Plan) iyo sida loo qaato go’aanno ku saleysan
xog iyo falanqayn.
Inta uu koorsadu socdo, ardaydu waxay heli doonaan taageero iyo hagitaan joogto ah, waxaana
lagu dari doonaa Group-yada gaarka ah ee ardayda si ay ula socdaan casharrada, uga
faa’iidaystaan wadaagista aqoonta, ugana helaan jawaabo su’aalahooda.

Forex Trading Masterclass


Forex Trading Masterclass waa koorso ku habboon bilowga, kuwa dhexdhexaadka ah, iyo dadka
doonaya inay sare u qaadaan xirfaddooda trading-ka si ay ugu shaqeeyaan suuqa Forex si
kalsooni iyo xirfad leh.

Course Content

SECTION ONE: BEGINNER LEVEL

SECTION TWO: INTERMEDIATE LEVEL
SECTION THREE: ADVANCED LEVEL

About Instructor

Kobciye

1 Course

Not Enrolled

Course Includes

  • 9 Lessons
  • 31 Topics

Ratings and Reviews

0.0
Avg. Rating
0 Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0
What's your experience? We'd love to know!
No Reviews Found!
Show more reviews
What's your experience? We'd love to know!

Responses

Your email address will not be published. Required fields are marked *